Gabadhii u horeysay oo qoriga qaadatay kuna biirtey kacdoonka reer Adal iyo sababta oo ay shaacisay+MUUQAAL
Kacdoonka reer Adal ayaa galay meel xasaasiya waxaanad ka garataa in gabdhihi aqoonta lahaa ee jaamacadaha dhameeyay ay hadda qoriga qaateen. Hibo Faarax Buux waxay ka mid tahay halgamayaasha reer Adal.