X

Gabdhaha Hindiya oo gali kari waayay musqulaha suuqa iyo nin soo saaray qalab ay isticmaalaan:ARAG

Hindiya waxay ka mid tahay wadamada ugu liita xaqa nadaafada waxana meelkasta iyo wado kasta lala taagan yahay kaadi. Musqulaha suuqa ayaa nadaafad xumo awgeed waxa haween badan ka qaadeen cudurada kaadihaysta..haweenka badankooda ayaa faraha ka qaadey in ay isticmaalaan musqulaha dibeda xataa tukaanada gu roon sida Macdonald.

Haweenay ayaa filimkan uga sheekaynaya sida ay biyaha isaga ilaaliyaan xilliyada ay baxayaan si ayna suuqa ugu qaban kaadi. Qalabkan la soo saaray ayaa u saamaxaya in ay sarajoog sida raga u isticmaalaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.