X

Sheekh Maxamed oo Boorama ku nool oo qurbajoogta ka cadhaysan; maxay soo kordhiyeen jaahilnimo ayay ku tahriibeen: ARAG

Boorama–Sheekh Maxamed oo Boorama ku nool ayaa arki waayay hawsha qurbajoogtu qabatay kuna tilmaamey qurbajoogta kala duwan kuwo jaahilnimo ku tariibey isla markaana aan waxba soo kordhineyn. Lama garan karo cadhada sheekhu u qabo qurbajoogta. Wuxuu yiri xataa Fikir inaguma soo kordhiyaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.