X

Gabdhaha Puntland oo hubka qaatey difaacna u galaya dhulkooda

Gabdhaha Puntland ayaa hubka qaatey difaacna u galaya Puntland. Gabdhahan ka tirsan ciidanka Puntland ayaa soo bandhigey sidey uga qayb qaadanayaan dagaalka.

Dadka waxgaradka ayaa si xun uga hadley dagaal ooge Muuse Biixi oo shilimaad ku dagaal geliyay dhalinyar caqligoodu ku filneyn.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=rLCJEa_W5Lg[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.