X

Gabdho khayr shaqaystey bishan oo deeq gaarsiiyay ururka Tawfiiq ee gobolka Awdal iyo masuuliyiinta ururka oo hadlay

Boorama–Ururka Tawfiiq ayaa deeq raashin ah gaarsiiyay dad danyar bishan Ramadaan iyadoo deeqdani ka timi gabdho rabi ku shubey qalbigooda naxariis oo kala jooga dalkaasi Sucuudiga iyo Kuwait. Gabadha Kuwait ayaa iyadu carabiyad ah. Masuuliyiinta ururka ayaa ka mahadceliyay.

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.