X

Gobolka Sanaag oo laga xusey maalinta 26 Juun ee xoriyada gobolada Woqooyiga Somaliya: SAWIRO

Badhan–Gobolka Sanaag ayaa laga xusey maalinta xoriyada gobolada Woqooyi iyadoo lagu jiro usbuuca xoriyada shacabka Somaliyeed iyadoo Jabuuti ay iyadna manta u dabaaldegayso. Gudoomiyaha gobolka Sanaag ee maamulka Puntland ayaa ka qaybgalay xaflad lagu maamuusey maalinta 26 Juun.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.