X

Gacan ay ka dhoofi jireen kooxda Xalane oo albaabada loo laabay

Dawlada Somliya ayaa labaabada u laabtey gacan ay kdhoofi jireen kooxda Xalane oo aan la ogeyn waxa ka dhoofa iyo waxa dalka ka soo gala. Gacankan ayaa dawladu aaminsan yahay inuu ahaa mid dalka laga qasaayay sida ay qabaan sirdoonka Somaliya.


”Waxa hadda la maray in dhamaan wixii ka dhoofi jirey gacankaas oo u badnaa kooxda Xalane sida safiirada Maraykanka iyo Ingiriiska, kooxda UN iyo Amisom qaarkood.



Garoonka magaalada Muqdisho ayaa u muuqda mid ayna dawladu gebi ahaanba gacanta si weyn ugu hayn oo uu leeyahay daldalooo waaweyn oo lagala baxsado cashuuraha dalka, lagana dhoofiyo maandooriyaha.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.