X

Meydka sheekh la raadinaayay oo laga helay Maraykanka

Sheekh Maxamed Xasan oo imaam ka ahaa masjid ku yaala gobolka OHIYO ee dalkaasi Maraykanka ayaa meydkiisa la helay. Somalida ku dhaqan Ohiyo ayaa qaba inay dileen sirdoonka Maraykanka oo ku eedeeyay argagixiso.


Sheekha ayaa la sheegay inuu ahaa baayacmushtar ay dad badan yaqaaneen gaar ahaan gobolak Ohiyo oo ah gobolka labaad ee Maraykanka ee Somalidu ugu badan tahay.


Sirdoonka Maraykanka ayaa iyagu beeniyay inay wax shaqo ah ku leeyihiin ee shekha ay raadsanayaan burcad rabta inay dhacdo. ā€¯Ehelada ayaa sheeay inay telfoonkiisa ka soo hadleen ayna isku dayeen inay lacag kala baxaan bangigiisa laakiin bangigu diidey.



Waxa hadda helay isla bulshada Somalida kadib markii la helay gaadhigiisa oo uu ku dhexjirey isagoo ay ku taalo rasaas.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.