X

Gacan ku dhiigle haweenay diley oo lagu dabajiro

Kadib markii xalay Askari booliisa oo aan waxba Ku qaadan direyska uu huwan yahay iyo shaqada ilaalinta ee lagu aaminay shacabka uu rasaas ku furey goob ganacsi oo la buuxo kuna Taal Muqdisho halkaasna ku diley haweenay, ayaa Isla booliisku Ku daba jiraan soo qabashadiisa.


Gacan Ku dhiiglahan ayaa cagta wax Ka dayay dilka kadib. Welli ma arag argagixisada kahor qof askari dawladeed ah oo rasaas si ula kaca ugu furaaya dad iska fadhiya.


Waxay muujinaysaa in askarta ay Ka biuxaan argagixisada miyirka la iskaba dhigan qof u adeegaya shacabka laakiin was la ogyahay inay Ka buuxaan dhamaan laamaha amniga ayuu yiri Cali Calasow.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.