X

Gacan ku dhiiglihii diley ninka madow oo naagtiisu iska fureyso

Gacan Ku dhiiglihii diley ninka madow magaalada Minayabolis ayaa naagtiisu sheegtay inay si degdega iskaga furayso. Waxa dareenkeygu la qaybsanayaa qoyska ninkaa madow ee maanta geeridu u taalo ayay tiriĀ  misis Minasota oo ah haweenay ku guulaysatey quruxda magaalada Minasota.


Lama joogi Karo gacan Ku dhiigle waxaan aniga iyo qoyskeygu dalbanaynaa in San helno goob aan amaan Ku noolaano ayay tiri Kellie.

Gacan ku dhiiglaha diley ninka madow ayaa la filayaa in cadaanku u doodaan si loo fasaxo waayo nidaamka xun ee dalkaasi ayaa ah in dilaagu ka xaq weyn yahay ka la diley.


Rabshadaha ka dhacay dalkaasi ayaa waxa intooda badan dusha looga tuurey xagjir madowga neceb oo ku dhex dhuuntey dadka cadhaysan ee aan fileyn inay cadaalad u helaan ninkaasi madow.

Furiinka noocana ayaa la filayaa inuuuddo qaato maadaama nidaamka furiinkooda uu yahay Kan ugu liita aduunka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.