X

Galmudug oo dooratey afhayeenka barlamaanka

Maamulka lagu hoogey ee Galmudug ayaa maanta doortey afhayeen cusub oo barlamaan xilli la dooran doono horjooge cusub. Maamiladan lagu hoogey ayaa keliya jaws xoolaha masaakiinta xilli madaxda Somalida ku fashilmey inay djowraan hantida shacabka.


Doorashada ayaa waxa ugu dambeyn isku hadhey Maxamed Nuur Gacal iyo C/naasir Aadan Cismaan. Waxana codad gaaraya 34 helay C/naasir halka Maxamed Nuur Gacal uu helay 54 sidaasna ku noqdey gudoomiyaha cusub.


Waxa iyagans la doortey laba gudoomiteu cogeeno. Waxa sidaas Ku eg doorashada gudoonka. Dhawaan ayaa la dooran doonaa horjoogaha Galmudug.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.