X

Safiirka Ingiriiska u fadhiya Somaliya oo dhex dhexaadin ka bilaabay Hargeysa

Safiirka Ingiriiska u fadhiya Somaliya ayaa dhexdhexaadin ka bilaabay magaalada Hargeysa halkaas oo Muuse Biixi ku wacad furey inuu doorasho qabto. Safiirkan ayaa sidey fariin ah inuu Muuse Biixi qabto doorashada haddii kale la cadaadin doono.


Wuxuu u sheegay Muuse Biixi inuu saaxiga keeno haddi kale Ingiriiska oo ah taageeraha weyn ee ay leeyihiin uu joojin doono taageerada saxaafadeed iyo midii uu ugu hiiliyay ee 2012.


Safiirka ayaa kadib la kulmey C/raxmaan Ciro iyo Faysal Waraabe. Lama sheegin waxa uu u sheegay waxase loo sheegay war laga sidey Muuse Biixi.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.