X

Saraakiisha dhalinyarada ee ku jira ciidanka oo soo badanaya: SAWIRO

Saraakiisha dhalinyarada ee ku jira ciidanka oo soo badanaya. Taliyaha ciidanka qaranka Jeneraal Gorod ayaa la kulmey dhalinyarada ciidanka ku jira kulan ka dhacay Muqdisho.


Abaandullaha ciidanka xoogga dalka General Cabdullaahi Cali (Caanood) ayaa waxa uu sheegay in saraakiisha dhalinyarada looga baahan yahay in ay si daacad ah ku hogaamiyaan howlgalada dalka looga saarayo argagixisada shabaab.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.