Gobolo uu ka curtey roobka gu’ga oo lagu raystey
Kadib kuleyl ba’an oo maalmahan ka jirey dalkoo dhan ayaa RABI u qaboojay adoomihiisa. Roobka gu’ga ayaa hadda Ka curtey gobolada dalka qaarkood. Gobolada aadka loogu raystey ayaa waxa Ka mida gobolada Togdheer, Awdal, Sool, Mudug, iyo Galguduud.
Roobka nimcada ah ee lagu raystey ayaa yimi xilli durba laga qaylinayo biyo yaraan maadaama dhamaan goboladaas ay Ka jiraan maamulo fadhiidka oo Ku nool dadka waxba soo kordhin.
Somaliya ayaa sanadkii tagey RABI MCO badan u shubey taas oo hadda cad in aan inteeda badan laga faaiideysan ayna ugu wacan tahay maamul xumadda Ka jirta goobaha roobkani Ka da’ay.
Si kastaba ha ahaatee dadka degan goboladaas ayaa Ku farxay nimcada timi ayna muhiim tahay inay RABIGOOD uga mahadceliyaan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...