Golaha deeganka degmada Boorama ee dhawaanta la doortey ayaa dhagax dhigey laba wado. Mid ka mida wadooyinka ayaa ku taal isla magaalada dhexdeeda halka ta kalana ay magaalada Barigeeda ku taalo.
Golahan ayaa raba inuu ka duwanaado kii ka horeeyay oo uu madax u ahaa caseeye. Ilaa hadda ma jirto qorshe wax looga bedelayo bilicda magaalada waxana muuqata inay ka sugayaan duqa magaalada Hargeysa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay