Golaha wasiirada maamulka aan jirin ee Hirshabeele ayaa la ansixiyay kadib markii kulan hore lagu fashilmey in ay soo xaadiri waayeen tirade loo baahnaa.
Hirshabeele ayaan ahayn maamul shaqeeya laakiin kaliya loo abuurey siyaasad laguna buuxinayo maamul goboleedyada. Magacaabista wasiiradan ayaa muran xoogle ka taagnaa kadib jufooyinka qaar oo sheegay in laga badsaday.
Waxaa Ansixiyay Golaha Wasiiradda Hirshabeelle 77 Mudane, waxaana diiday labo.
Golaha wasiirada ee Hirshabeelle ayaa ka kooban 20 Wasiir 20 Wasiir ku xigeyn iyo 17 Wasiiru Dowle kuwaas oo la sheegay in Madaxweynaha ugu tala galay in ay wax ka qabtaan Xaaladda Hirshabeelle.
Wasiirada tiradaas leeg ayaan la sheegin halka laga keenayo lacagta bilaashka ay u qaadanayaan.#
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay