X

Golaha wasiirada maamulka Khaatumo State oo yeeshay kulan albaabada u xiran yihiin iyo Prof Galayr: ARAG

Golaha wasiirada maamulka Khaatumo State ayaa magaalada Balicad ku yeeshay kulan ay albaadada u xiran yihiin oo lagu gorfeynayay xaalada gobolada Khaatumo State. Gudoomiyaha barlamaanka ayaa shir jaraaid kadib saxaafada u sheegay in ay baaq ka soo saareen laba jufo oo isku dagaalay deegaanada Khaatumo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.