X

Bahda Araabinews.com waxay hambalyo u dirayaan meherka boqorada Nimco Muuse Caamir iyo boqorka Sharmaake Siciid

Bahda Araabinews.com waxay hambalyo u dirayaan meherka boqorada Nimco Muuse Caamir iyo boqorka Sharmaake Siciid Qalinle oo meherkoodu ka dhacay Boorama. Waxaan leenahay noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela. Waxaan u ciyaaraynaa hees ku haboon xilliyadan oo kale kana mida kuwa loogu jecelyahay waxana ku luqeynaya Nimco Xasan Faarax iyo Cabdi Jigjiga.

ARAABINEWS.COM

 

 

admin:

This website uses cookies.