X

Raiisal wasaare C/rashiid oo Kismaayo tagey iyo socdaalkiisa oo la sheegay waxa uu yahay

Raiisal wasaaraha Somaliya ayaa tagey Kismaayo halkaas oo la filayo in uu wadatashi la qaato hogaamiyaha Jubba Axmed Madoobe oo qabtey doorasho xilli barlamaanka la kala direy loona sheegay in uu soo dhiso barlamaan matala dadka deegaanka.

Lama garan karo waxa C/rashiid Sharmaake u sheegi doono Axmed Madoobe oo aanu hore u ogeyn. Axmed Madoobe ayaa la filayaa in uu dhigto caleemo saar isagoo iska indhatiraya in uu maamulka ka qayb geliyo dadka deegaanka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.