X

Xasan Culusow oo welli aan joojin askarta ka imaanaya Yugandha xilli dalkaasi

Xasan Culusow oo kolba diyaarad u kala raacaya Maraykan iyo Ingiriis ayaan ilaa hadda waxba ka qabanin cudurka ka dilaacay Yugandha ee Iboola. Yugandha ayaa askar badani ka joogtaa Koofurta dalka.



”Waa fadhiidnimo in Xasan Culusow ku raaxaysto kolba diyaarad halkii dadkii uu shalay lahaa abaar ayaa haysa ay u jeedaan sida uu ugu dheelayo lacag ay u baahnaayeen ayuu yiri Cali Calasow.



Weligay ma arkin qof sidaa ugu dhacsan dawladnimada iyo maamulka ayuu raaciyay Cali Calasow. Askarta joogta Koofurta dalka ee ka soo jeeda Yugandha ayaa keeni kara xanuunka Iboola dalka.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.