X

Guddi odayaala oo u kala dab qaaday Muuse Biixi iyo Wadani oo war fashila soo saaray

Guddigan odayaasha ah oo sheegay inay iskood isku magacaabeen una kala dab qaadayay Muuse Biixi iyo xisbiga Wadani ayaa soo saaray talo fashila oo hore loogu kala tagey. “Waxaad is weydiin kartaa ma odayada ayaa dadkii Ka soo hadhay aaway  waxgaradkii ayuu yiri Xuseen Warsame oo Ka faalooda siyaasada maamulka Somalilaan.


“Waxaan soo jeedinay in guddigii hore ee lagu hoogey dib loo soo celiyo. Qalad ma gelin ee waa laga gardarnaa ayay Ku soo gooyeen go’aan.


Waxaan is weydiin lahaa odayada miyay ilduufeen in waxa muranka Keenay ay yihiin fashilkii Ku yimi guddigaas hore mise waxay Ku jeesjeesayaan caqliga wsxgaradla maamulka ayuu raaciyay Xuseen Warsame

Warbixintii Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.