Thursday, May 9th, 2024
header










Meta







Guddiga khilaafaadka doorashooyinka oo ka nixisay Kiiniya

Kadib lacag saaida oo Kiiniya uga baxday sidii ay ku boobi lahayd kuraasta taala gobolka Gedo ayaa guddiga khilaafaadka ay soo saartey war naxdin ku ah Kiiniya iyo Axmed Madoobaha ay wadato.



Warka naxdinta ku ah Kiiniya ee guddiga khilaafaadku soo saaray ayaa sidan u qornaa:

”Guudiga khilaafaadku wuxuu cadaynayaa inaan waxba ka jirin doorashooyinka ka kala socda xerada ciidanka Kiiniya ee Ceel-Waaq iyo Garbahaaray. Waa ta koowaade tan ka socota xerada ciidanka Kiiniya ee Ceel-Waaq waxay baalmarsan tahay heshiis ay saxiixeen labada barlamaan ee dalka laguna gaaray Sibtambar 17 halka tan Garbahaaray ka socota aysan haysan ansixinta maamulka Jubba iyo guddiga dhexe ee doorashada oo wada socda.



Sidaas darteed guddiga khilaafaadku kuma jiro doorashooyinkaas isbarbar socda ilaa la marayo wadadii saxda ahayd ee ay ku noqon lahaayeen sharci. Wuxuuna ku baaqayaa in lagu soo noqdo wadada saxda ah.




Hadalka guddiga ayaa naxdin ku ah Kiiniya oo xeradeeda u dhow Ceel-Waaq ku qabsatay doorasho buga lacag farabadana uga baxday ciyaala suuq laga soo aruuriyay Kiiniya oo noqdey ergada.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...