X

Gudiga doorashada Somaliland oo war ka soo saaray halka tirinta codadku marayso

Gudiga doorashada Somaliland ayaa war ka soo saaray halka tirinta codadku marayso. Siyaasiyiinta ayaa ku eedeeyay gudiga inay iyagu yihiin kuwa qaybta ka ah warar been abuurka ah ee soo gaaraya dadweynaha.

 





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.