X

RW Xasan Kheyre oo lagu eedaynayo inuu hawshii wasaaradaha qaar la wareegay

RW Xasan Kheyre ayaa lagu eedaynayaa inuu hawshii wasaaradaha qaar la wareegay. Wasiiradan ayaa la sheegay inuu u arko kuwa aan haysan cod tiro badan isla markaana uu ku socon karo.

Beesha DIR ee an jirin iyo kuwa besha shanaad ayaa ka mida boosaska lagu eedaynayo inuu si toosa ula wareegay. Xasan Kheyre ayaan ilaa hadda la arkin wax socda oo uu hirgeliyay waana ta keentay inuu ku mashquuley inuu shaqada wadiirada soo farageliyo.



Wasiirada uu faraha la galay ayaa ah kuwo ka aqoon badan daacadna ka ah samatabixinta dalka. Wasaarada maaliyada gaar ahan ayaa wasaarada uu rabo inuu kala wareego wasiir Bayle oo aad uga karti iyo aqoon badan.



Wasiiradii tagtey ee Maryan Qaasim aya qarxosay isbarbar yaaca shaqada taas oo muujinaysa ion fashil ku soo socdo xukuumada Xasan Kheyre oo ilaa hadda aan la iman karti iyo hufnaan iyo aragti fog.

Wasiirada uu shaqada siququl ku geliyay ayaa wasirada Maryan Qaasim fursad u furey ay ooda u jaraan Xasan Kheyre.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.