11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gudiga doorashooyinka Somaliland oo dib u dhigey xilliga doorashada maamulka Hargeysa+MUUQAALO

101217115901_president-still[1]Hargeysa–Gudiga doorashada Somaliland ayaa muddo kordhin u samaysay Siilaanyo iyagoo hadda sheegaya in bisha July ay qaban doonaan diiwaan gelinta cod bixiyaeyaasha oo ahayd haddii ay doorasho rabaan in xilliyo hore la diyaariyo. Siilaanyo iyo laba xisbi ee kale ee isla beeshiisa ayaa iyaguna ka hadlay.

Lama garan karo inta ay leegtahay mudo kordhintu waxase madaxtinimada ku tartamaya jufooyinka beesha dhexe iyadoo la filayo in beesha Habaryoonis la siiyo markale.

Siciid Cali Muuse oo hore uga tirsanaan jiray idaacada BBC ayaa isagu akhriyay wixii ka soo baxay gudiga doorashooyinka.

Hoos ka daawo xisbiyada oo iyaguna ka hadlay

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS