Xilli Ingiriisku isku diyaarinayo kala guurka Yurub iyo iyaga ayaa arinkaas aan wali bilaabman uu durba keenay isbedel siyaasadeed qaasatan dhinaca lacagta Ingiriiska.
Ingiriiska ayaa ku dhawaaqay in sanadka dambe bisha saxdexaad ay sharciyan sii dayn doonaan qodobka ogeysiiska oo qaadanaya laba sano oo wadahadal sidii ay u kala bixi lahaayeen Yurub.
Sicir bararka ayaa lagu sheegay in uu soo wajihi doono cuntada iyo shidaalka oo ah labada ugu weyn e Ingiriiska uga timaada wadamada Yurub iyo kuwa fog maadaama lacagtii adkeyd ay dhulka geliyaan kuwa saadaaliya lacagaha.
Ingiriiska ayaana beerin cunto ku filan dadkiisa gaaraya 66 milyan maadaama aanu lahayn dhul beereed ku filan.
Ingiriiska ayaa ku doodaya in dhaqaalahoodu adagyahay oo lacagta hoos u dhacdey ayna waxba ku keenay mudada dheer mudada gaaban mooyee.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS

More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay