Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Gudoomiyaha barlamaanka Puntland oo is casilay iyo sababta oo uu sheegay

Gudoomiyaha barlamaanka Puntland ayaa is casilay isagoo ka hadlay is casilaadiisa. Gudoomiyaha ayaa shaqada hayay ilaa markii la doortey madaxweynaha Puntland. Gudoomiyaha oo la hadlayay saxaafada ayaa sheegay in sababta uu isku casilay ay tahay ciidan la keenay barlamaanka iyo shaqadiisa oo uu wadan kari waayay.

Beesha Warsangeli ayaa iyadu tabanaysa cadaalad xumo iyadoo lala simay jufo ka mida Majeerteen oo u badan lahaanshaha Puntland.

Gudoomiyaha Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland ayaa waxa uu hadalkiisa ku bilaabay “Sababta aan isku casilay waa mooshin layga  keenay, ciidammo la wareegay xarunta baar-lamaanka saaka iyo in warar la isla dhexmarayay oo ahaa in la qorsheynayo in kursiga laga eryo.

Sidoo kale waxa uu sheegay in mooshin laga keenay xil qaadistiisa aan isaga la soo marin kaas oo uu sheegay in sifo sharci daro ah loogu gudbiyey ku xigeenkiisa, taas oo uu ku tilmaamay inay tahay inqilaab loogu tala galay.”

Dhinaca kale waxa uu ka hadlay xildhibaanada mooshinka ka keenay waxaanu mar kale yidhi “Xildhibaannada mooshinka iga keenay waxay isugu jiraan saddex qaybdood oo kala ah; kuwo ku doodaya inaan dowladda difaacayo, kuwo ku doodaya inaan galay kaalintii madaxweyne ku xigeenka oo aan madaxweynaha ku haysto xilka uu hayo iyo xildhibaanno ka tirsan guddiga joogtada oo aan howshooda kasoo bixin oo ka baqaya inaan sharci kasoo saaro arrintaas.”

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...