Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Gudoomiyaha cusub ee Banaadir oo durba magacaabay ku xigeeno iyo magacyada: SAWIRO

Gudoomiyaha cusub ee Banaadir oo durba magacaabay ku xigeeno iyo magacyada oo uu soo saaray liistada xilli dadka badankiisu qabaan in ayna muhiim ahayn maadaama ayna jirin wax ay soo kordhinayso.

Waxaa goor dhow lagu dhawaaqay guddoomiye ku xigeenada cusub iyo xoghayaha guud ee maamulka Gobolka Banaadir.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa Magacaabay Guddoomiye ku xigeennadiisa iyo xog-hayaha Gobolka Banaadir, kadib markii laba toddobaad uu xilkan la wareegay.



Guddoomiye kuxigeenada iyo Xoghayaha Guud ee loo magacaabay maamulka G/Banaadir waxay kala yihiin:
1- Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Siyaasada iyo Amniga waxaa loo Magacaabay: Mudane Saalax Sheekh Maxamed
2- Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Maamulka iyo Maaliyadda waxaa lo magacaabay Muluuka Dheere Sheekh C/qaadir
3- Gudoomiye ku-xigeenka saddexaad ee Arimaha Bulshadda waxaa lo magacaabay: Mudane C/llaahi Cimi Ereg
4- Gudoomiye Ku xigeenka afraad ee Howlaha Guud waxaa loo magacaabay: Aadan Sheekh Cali Fiidow
5- Xoghayaha Guud ee Maamulka G/Banaadir waxaa loo magacaabay: Subeyda Maxamed Mukhtaar.

 

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...