November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Gudoomiyaha deegaanka Araabi oo waraysi bixiyay fariina u diray qurbajoogta deegaanka: dugsigii soo balaadhiya+MUUQAAL

WP_20150110_004Boorama 10 Jan 2015–Gudoomiyaha deegaanka Araabi mudane Qaasim Suleymaan Dayl oo booqasho ku yimi Borama ayaa waraysi uu bixiyay kaga hadlay heerka waxbarasho ee deegaanka codsina u diray qurbajoogta deegaanada Araabi si dugsigii sare ee Araabi loo balaadhiyo.

Qurbajoogta deegaanada Araabi ayaa ku guulaystay sanadkii hore inay dugsi sare ka yagleelaan Araabi kaa soo hadda la dhigto uuna sheegay in durba arday ay ka qalan jabiyeen.

C/trashiid Rashka, Boorama

ARAABINEWS