Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Gudoomiyaha doorashada oo jawaab siisay taageereyaasha doorashada dalka

Shalay ayay ahayd markii koox loo bixiyay beesha caalamka ay soo saareen war murtiyeed ay kaga hadlayaan nidaamkooda doorasho ee Somalidu hadda wado. Haddaba nidaamkaas gaalada ee la qaatey ayaa kooxdaasi Ka muujisay walaac waxayna awooda saartey dastuur dhoodhoobka ayaga laga soo guuriyay in la raaco.



Gudoomiyaha doorashada oo Ku raacsan kooxdaasi sida ay u soo gudbiyeen warbixinta ayaa sheegtay in arimo badan Ku xiran yihiin in barlamaanka dalka uu ansixiyo oo iyaga ayna Ku xirneyn.

Waxay sheegtay in la helo nidaam saafiya oo aan abuurin khilaaf iyo dagaal oo ilaaliya midnimada iyo wadajitka ummada Somaliyeed.



Mucaarad isku sheega dawlada ayaa la sheegay inay Imaaraadka iyo Sucuudiga Ka soo qaateen lacago ku  filan oo ay doorashada ku galaan. Ilaa hadda lama diiwaan gelin cida codeynaysa lamana garanayo xilliga la diiwaan gelin doono.



Waxay kaloo dalbatey in si gaara loo eego dadka aan hadda codeyn karin iyo kuwa aan matalaad ku lahayn nidaamka jira.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...