02/05/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gudoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi oo socdaalo ku maray deegaanada ku meersan Hargeysa

Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi ayaa socdaalo ku maray deegaanada ku meersan Hargeysa sida Bandar Amaan iyo Abaarso ayadoo dadka degan deegaanada kalana u soo baxeen.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS​