20/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gudoomiyaha qareenada gobolka Awdal oo ka hadley dhalinta xaq darada ku xidhan

Garyaqaanka gobolka Awdal ayaa ka hadley dhalinta xaq darada ku xidhan ee maalintii sagaalaad ku jirta jeelka magaalada Boorama. Dhalintan ayaa xusey xasuuqii SNM ka gaysatey degmooyinka Dilla, Boorama iyo Saylac oo ay ku dileen ku dhawaad 3000.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS