Friday, April 26th, 2024
header










Meta







Muwaadin waxqabad dhaba lagu yaqaaney oo xil la wareegay gobolka Awdal

Dr Maxamed Xaaji Cumar Yaabe oo dad badan aad uga naxeen markii xilka laga qaaday sanadkii hore isagoo lagu diirsadey waxqabadka uu gaarsiiyay gobolada Awdal iyo Salal, gaarsiiyayna heer ayna weligood gaarin gaar ahaana dhinaca fidinta adeegyada caafimaadka, ayaa maanta sanad kadib maalin isku mida maalintii xilka laga qaadey lagu wareejiyay jagada isku-duwaha caafimaadka ee gobolka.#



Magacaabista Dr Maxamed Xaaji Cumar Yaabe waxa ka biyo diidey madaweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici oo qabey in jagadaasi ku fiicneyd beeshiisa laakiin ku guuldaraystey ugu dambeyn inuu bedelo saxiixa wasiirka caafimaadka oo sariir jiifa.



Wasiirka caafimaadka ayaa laga soo xigtey ”war dhiiga ha igu Karin sariir ayaan jiifaa ma bedelayo warqada aan qalinkeyga ku qorey, waxaanan ka xigaa iscasilaad.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa markii Saylici ula cararay isna u sheegay inaanu bedelin karin warqad saxiixan ayna tahay sidii wasiirku u magacaabay. Waxa goobtaas ka raacdey Saylici hoos u dhac weyn oo aanu filanayn.

Waana nasiib daro masuul la filaayay inuu u dhexeeyo dadka uu magacooda ku fadhiyo Hargeysa ee reer Awdal inuu wax u soo dhiciyo mooyee iyagii u kala qabyaaladeynaya.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...