14/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

YAASIIN FARAY

FARAY

Gudoomiyaha sirdoonka oo cirka u direy nin watey ergo buga

Guddiga khilaafaadka doorashooyinka ayaa go’aan ka gaaray kursigii uu ku guulaystey Yaasiin Faray oo ah gudoomiyaha ku meel gaadhka ee sirdoonka qaranka. Waxa kursiga kula murmay nin watey ergo aan la garanayn.




”Markaan fiirinay dacwada uu watey musharaxa kursiga kula tartamayay gudoomiyaha sirdoonka waxa noo cadaatey ama uu ku fashilmay inuu keeno ergo saxa oo diiwaan gashan ayuu yiri masuul u hadlay guddiga khilaafaadka.



”Odayga uu watey uma diiwaan gashana wasaarada arimaha gudaha marka ma garanayno halka uu ka keenay odaygan ayaa raaciyay. Waxa cajiiba in odayo aan jirin la yiraa waa odayadii soo xulayay ergada. Maaha kursigii ugu horeeyay ee ay wareer ka keenaan mucaarad ku sheega ku xiran kooxda Xalane.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS