27/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee Awdal oo kabaha la dulmaray Muuse Biixi iyo xeebta Awdal

Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee gobolka Awdal Maxamed Aadan Suldaan ayaa eed huwiyay Muuse Biixi oo ku fashilmey inuu kala saaro cida gardaran iyo cida laga gardaran yahay. Wuxuu rabaa inuu colaada bariga u soo wareejo Awdal.

Halkii Milyan ee Farmaajo soo direy Hargeysa ma soo dhaafin.



https://youtu.be/mDIDImhAP94



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS