Gudoomiye degmo ayaa laysugu daray xarig iyo xil ka joojin. Gudoomiyihii degmada Xamar weyne ee gobolka Banadir ayaa shaqada laga joojey kadibna jeel lo taxaabay.
Arintan ayaa dad badan ka yaabeen ayadoo la sheegay in gudoomiyuhu fikirkiisa ka dhiibtey arinta amniga sheegayna in booliisku yihiin kuwa keenaya qaraxyada loona baahan yahay in dib u habayn lagu sameeyo.
Gudoomiyaha ayaa sidoo kale lagu eedeeyay in uu tilmaamay musuqmaasuq baahsan oo ka jira gobolka Banaadir oo waxa dhan hal beel isku keliyaysatey.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay