Gudoomiye ku xigeenka labaad ee barlamaanka Somaliya oo la doortey
Gudoomiye Ku xigeenkii labaad ee Baarlamaankii waqtigiisa dhamaaday ayaa maanta markale kusoo baxay xubinnimada aqalka hoose ee dowlada dhexe ee Soomaaliya.
Mudane Mahad Cabdalla Cawad iyo Xasan Maxamed Nur ayaa ku tartamay xubinnimada Aqalka Hoose ee baarlamaanka Soomaaliya waxayna kala heleen Mahad Cadbadala cawad oo 50 cod helay iyo Xasan Maxamed Nuur oo hal cod helay.
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka dadban oo doorashada goob joog ka ahaa ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashadii maanta ka dhacday magaalada muqdisho.
Dadka qaar ayaa is waydiinaya in doorashadan wakhti badan ku lumay aanay waxba ka duwanayn tii lagu doortey Xasan Sheekh oo ay dhici karto in Xasan Sheekh soo noqdio mar labaad.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...