X

Gudoomiyihii xisbiga Wadani ee Awdal Maal oo la xidhey iyo cida ka dambeysa

Cambaarayn xoogleh ayaa dusha looga tuurey badhasaabka Siilaanyo iyo Muuse Biixi u jooga Boorama oo durba gaystey xadhigii labaad markana xidhey masuulka xisbiga Wadani ee Awdal.



Masuulkan oo hore u sheegay xadhigiisa ayaa saaka aroortyii lagu kalahay kadfib markii badhasaabku amrey xadhigiisa. Boorama ayaa ka mida magaalooyin dadka layska xidho.



Maamulka Siilaanyo ayaa sheegta dimoqraadfi inkastoo dadjka Boorama ku dhaqan iyaga xabsi laga buuxiyo haday hadlaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.