21/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Haad dhashiisa ku quudiya masaska ku jira badda masaskaa oo uu weeraro xilliga ay hawada qaadanayaan+MUUQAAL

WP_20141226_018Haadku wuxuu ka mid yahay xayawaanada ku ugaadhsada laba lugood oo ay ku yaalaan cidiyo aad u xoogweyn oo xataa qofka banui aadamka ah aanu ka badbaadi karin waxase laga yaabaey sida uu caruurtiisa ugu quudiyo masas ku jira badda gunteeda laakiin soo baxa kaliya xilliyada ay qaadanayaan hawada.

ARAABINEWS