Weerarkii lagu qaaday xarunta Xalane ee Amisom degan yihiin oo lagu tuhusanyahay ciidamo ka tirsan dawlada
Muqdisho 26 Dec 2014–Warar ka imanaya Muqdisho ayaa sheegaya in weerarkii lagu qaaday xarunta Amisom ay ku lug lahaayeen ciidamo hore uga soo goostay argagixisada shabaab tababarna ay siiyeen khuburo dawlada Somaliya keentay in ay ahaayeen kuwa weerarka gaystay. Argagixisada la tababaray ayaa ku guuldaraystay in ay weeraran madaxtooyada.
Sidee ku dhacday Ciidamada Amisom oo sidaa u dhisan in Xaruntoodii la soo weeraro, sidee ku dhacday inay weerarkaasi soo qaadaan Al Shabaab?” Ayuu yiri Afhayeenka Ciidamada Amisom.
Waxa uu intaa ku daray “Timir laf baa ku jirta bay tiraahdaa Somalida, sidee ku dhacday in la weeraro Xaruntii Amisom? Hadalo badan ayaa jiro, wax badana waa maqleynaa. Waa wax aan ka fiirsaneyno.”
Korneyl Xumad, ayaa sidoo kale sheegaaya in Ciidamada Dowladda iyo Amisom ay jawaab ka bixin doonaan weerarka ka dhanka ah Xalane, kolka ay soo gaba gabeeyaan baaritaanadooda ku aadan weerarkaasi.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
August, 9, 2022
Aabaha musuqa afhayeenka golaha shacabka Aadan Madoobe ayaa ...
August, 7, 2022
Ciidamada Maraykanka ayaa lagu eedeeyay inay si xawliya ...
August, 6, 2022
Wasiirka arimaha dibedda Ruushka Sergeey Lafroof ayaa u ...
August, 6, 2022
Xeebta Jabuuti ee Faransiisku Somali ka xaday waxa ...
August, 6, 2022
Dawlada Itoobiya oo sidii Cabi Axmed ugu guulaystay ...
July, 14, 2022
Sidii Maraykanka iyo kooxda uu hogaamiyo ay weerar ...
July, 12, 2022
Kadib markii madaafiic lala eegtay suuq shacabku ku ...
July, 12, 2022
Jarmalka ayaa ka mid noqday kuwa dabada haysta ...
July, 10, 2022
Wasaarada arimaha dibedda ee Itoobiya ayaa sheegtay inay ...
July, 10, 2022
Ruug cadaa Welli Xuseen ayaa qarxiyay haween masaakiina ...
July, 9, 2022
Warbaahinta Yuhuuda ayaa markale ku celiyay in Xasan ...
July, 8, 2022
Raiisal wasaaha Itoobiya ayaa shaaca Ka qaaday weerarka ...