Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Hadayna Iiraan darteed ahayn wahaabiyada Sucuudiga iyo kuwa kale ma jireen: Rowxaani

Madaxweynaha Iiraan Rowxaani ayaa sheegay hadayna dalkiisa ahayn wahaabiyada Sucuudiga iyo kuwa kale hadda ma jireen, waxaan jaar la noqon lahayn hal wadan oo hadda itaal daran. Madaxweyne Rowxaani ayaa hadalkaa yiri kadib marki Wahaabiyada Sucuudigu dad gaaraya 37 qof.



”Haddii Iiraan ayna ku shaqayn caqligeeda oo raacdo taladii Sadaam Xuseen laba cali Kuma wada hadasheen inuu qabsado Sucuudiga, Imaaraadka iyo Qadar halka Kuwayd hore u qabsaday laakiin waan diidney, waxaanan ahayn kuwii ugu horeeyay ee cambaareeya weerarkii uu ku qaaday Kuwayd.



Wahaabiyiinta Sucuudiga ee aduunku Muslimku qaati ka joogo ayaa maanta aduunku cambaareyay kadib markii Sucuudigu diley deetana uu meydkooda sudhey wadooyinka ayagoo isku talaab u xiran 37 qof oo Shiico ahaan uu u diley oo weliba caruur ku jirto.

”Fariin joogta ah ayuu Sadaam Xuseen noo soo diri jirey uu leeyahay waxa inoo dhaxayn doona xad 800 oo kiilomitira. Waxay ku quruxbadneyd inaan maqalo taladiisa.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...