Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Hal-abuure ka dhididey kaniisad ku taal Hargeysa oo markii ugu horeysay xus lagu sameeyay

Waxa aad loga cadhoodey kaniisad ku taal Hargeysa oo markii ugu horeysay xus lagu sameeyay xuskaas oo dhaqan iyo diin midna ugu fadhiyin dadka Somalida ee ku nool Hargeysa laakiin la sheegay in Ingiriiska ictiraaf buuxa looga raadinayay.



Dadka ka qayb galay xuskaa ee fartu ku godan tahay ayaa waxa ku jira haween la tuhunsanaa marki horeba una ololaysa gooni goosadka Hargeysa iyo Burco uuna qabay Maxamed Ibrahim Cigaal oo reer galbeedku aad uy amaani jireen iyo horjoogaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe.

Hal-Abuure Yuusuf Shaacir ayaa sheegay in dad badani ka qayb galeen, dadkaas oo looga shikisan yahay in hoosta wax ku wataan. Ingiriiska ayaa aad ugu ololeeya gooni goosadka magaalooyinka Hargeysa iyo Burco inkastoo uu ku dhici waayay inuu aqoonsado. ”Wuxuu marba noo soo diraa madax hore oo Afrikaana, haddana Taywaan ayuu noo keenay ayuu yiri Xuseen Warsame.



 

 

 

”Hadalada lala yaabay ee Faysal Waraabe loogu jawaabay waxa ka mid ahaa diin caynkee ayuu leeyahay iyo nin jaahil ahaa oo boqorada Ingiriiska u gabyay oo ku yiri xageen kaa dhunkadaa oo loo tilmaamey inuu liiska ka dhunkado ayuu yiri Yuusuf Shaacir.

Maaha markii ugu horeysay oo ictiraafku uu galo meel foolxun, sanado horena ay ahayd markii khaniis la keenay Hargeysa ay iskuna ag sawireen gabdho aan waxba ogeyn.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...