Saturday, April 27th, 2024
header










Meta







Hal-abuure ka qayliyay xarun Hargeysa ku taal oo dhaqano cusub lagu faafiyo

Hal-abuure jooge magaalada Hargeysa,ayaa ka qayliyay xarun loo bixiyay dhaqanka oo habeen looga hadlaayaa caadada dumarka. Maaha dhaqan Somaliyeed iyo mid Muslim in laga hadlo abuurta RABI sida caadada oo kale, waxase uu weliba raaciyay in xarunta lagu casuumay naag khaniisad ah oo dumarka ka dalbatey inay is guursadaan.



Waxa hore Hargeysa loogu soo dhaweeyay khaniis weyn oo weliba isla sawirey hablaha magaalada Hargeysa oo iyagu markii dambe ogaadey. ” Muuse Biixi waxa loo fadhiyaa in diintii iyo dhaqankii uu u dhaartey difaaco ayuu yiri hal-abuure Yuusuf Shaacir.



Waxase xusid mudan in barnaamijkaa hal-abuurku ka hadlayo kaliya laga jawaabi karo marka la daawado, ayse muhiim tahay in gabdhaha Somaliyeed u baahneyn cashar sidaasa ee naagaha gaalada ee nijaasta ah u baahan yihiin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...