10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Halganka reer Adal waa mid aan lakala lahayn sida caqli xumuhu ku waramo+shirkii Samaroon ee: siyaasiga reer Awdal mudane Cali Faarax+MUUQAAL

WP_20150203_011Siyaasiga reer Awdal mudane Cali Faarax C/llaahi ayaa waraysi aan la yeelanay dul istaagay shirkii Samaroon ee ka dhacay Geb iyo kacdoonka reer Adal. Siyaasi Cali Faarax ayaa tilmaamay in kacdoonka reer Awdal yahay mid ayna lahayn cid ama koox gaara ee uu yahay mid ay leeyihiin reer Adal.

ARAABINEWS