X

Halista saldhiga milatari ee Carabtu ka rabto Berbera yaa saxiixay maxaase loo boobsiinayaa

Somalia --- Berbera Town and Port --- Image by © Yann Arthus-Bertrand/CORBIS

Halista saldhiga milatari ee Carabtu ka rabto Berbera yaa saxiixay maxaase loo boobsiinayaa.

Haddaba aqoonyahan Abdisalam Haji Ismail ayaa waxa uu wareysi muhiim ah kaga hadlay halista uu heshiiskan u leeyahay Soomaaliya iyo wayxaabo badan oo dadka badankiis aysan ka war-hayn.



Arrimaha uu waraysigu ku ifinayo waxaaka mid ah



  1. Halista uu leeyahay saldhiga Milatery ee Berbera,
  2. Yaa saxeexay heshiiska,
  3. Heshiisku waxa uu qorayo maxaa loo qariyey.
  4. Somalia wax maka ogayd heshiiskan,
  5. Maxaa keenay in hadda la boobsiiyo,
  6. Sidee looga horgegi karaa

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.