Thursday, April 25th, 2024
header










Meta







Halkey iska shabahaan gaalka argagixiska ee toogtey Muslimiinta iyo kooxda gaalaynta

Halkey iska shabahaan gaalka argagixiska ee toogtey Muslimiinta iyo kooxda gaalaynta ee Shabaab/daacish iyo kuwa kale. Markii saaka lagu soo toosay xasuuqa labada masjid ee gaalku la gaadey muslimiin cibaadada ku jirey ayaa waxa durbadiiba niyada dadka ku dhacdey waa kuwii.



”Waxaan kaliya sugayay inay sheegtaan ama cod iska soo duubaan oo yiraahdaan waxaan xasuuqney koox rido ah, waxase soo baxdey markiiba in ninka fuliyay uu yahay gaal Muslimka neceb weliba aan u dhalan Niyusiland laakiin u dhashay Ustaraaliya.

Niyusiland iyo Ustaraaliya ayaa waxa xoog lagu dejiyay dadka Ingiriiska dhibka ku hayay iyo kuwo ka baxsatey hantiwadaaga maadaama ay la jireen Hitlar.



Argagixiso waa argagixiso waxay iska shabahaan fuleynimada iyo gaadmada iyo weliba xasuuqa dadka maatada ee aan waxba galabsan. Weerarada ay fuliyaana cid makala soocaan sida haweenka, caruurta iyo dadka waaweyn oo gaalada lafteedu ixtiraamaan ugu yaraan.

”Halkaan waxa nooga muuqda in xagjirku meelkasta ku Jiro oo uu lahaan karo Muslim iyo gaalba iskuna dhaqan yihiin isku sina loola dagaalamo. Laakin taasi maka dhacaysaa wadamada gaalada waa maya.



Waxa Muslim nacaybka abuura siyaasiyiinta wadamada Yurub oo intooda badan aan waxba la yeelin waayo waxay ku gabadaan xoriyada hadalka oo laga beensheegay.

Maanta dunida Muslimka waxa badankeeda barakiciyay xagjiriin iyagii gaaleeyay. Waanan ognahay meel fowdo ka jirto in diintu ku yartahay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...