X

Hargeysa iyo Burco waa tuulooyin laga guuray iyo yuus badanaa reer Boorama: Faysal Waraabe

Faysal Waraabe oo lagu yaqaano inuu sumeeyo dhalinta Hargeysa iyo Burco isagoo u muujiya inuu jiro cadow la yiraa Wanwalaweyn oo ay muhiim tahay inay cuqdad u hayaan ayaa sheegay in Hargeysa iyo Burco tuulooyin yihiin.


”Somaliya way inaga aqoon badan tahay halkan (Hargeysa iyo Burco) ay yihiin tuulooyin laga guuray, maamulka inoo dhisana weli ma aragteen wasiir ka hadlaya waxa uu qaban doono ama soo bandhiga waxqabadkiisa ayuu yiri Faysal Waraabe.


”Faysal Waraabe oo ku qarxiyay reer Awdal ayaa yiri waxay markasta yidhaahaan beesha dhexe ayaa xisbiyadiiba qaadatey, dee yaa u diidey inay xisbi furtaan jufo naga mida ayaa 4 furatee ayuu yiri Faysal Waraabe.


”Waa marmarka Faysal Waraabe runta sheego ayuu yiri Xuseen Warsame. Reer Awdal dhinacna ma joogaan kuwa beesha dhexe u daba rucleeyaana meelna waa dhigi waayeen xaqii gobolka.

”Faysal Waraabe oo qabiiliiste googo’ay ah ayaa dhalinta u sheega in waxkasta qabiilkiisa soo bilaabeen ayuu raaciyay Xuseen Warsame.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.