X

Haween khaati ka taagnaaday colaad qabiil oo ka taagan Taleex oo isugu yimi Taleex+MUUQAAL

Taleex 31 Dec 2014–Haweenka ku nool deegaanada Taleex oo khaati ka taagan dagaalka u dhexeeya labada beelood ee degan Taleex ayaa isugu yimi geed hoostii oo ku yaal Taleex una eg geedkii ay Khaatumo ku shiri jirtay ayaa baaq ka soo saaray.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.