X

Doorkii hore waxa fursad la siiyay dookha gabdhaha ee raga hadana waa dookhii wiilasha iyo qosol aad u farabadan+MUUQAAL

Nayroobi 31 Dec 2014–Waxaad hore u daawateen dookha gabdhaha ee ku aadan wiilasha waxana hadda la waydiiyay dookha wiilasha ee gabdhaha barnaamij aad u xiiso badan oo ay ka buuxaan qosolo farabadan. Waxa maykarafoonka lala dhexmaray dhalinta ku nool waxayna ka dhiibteen fikirkooda.

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.