Thursday, May 9th, 2024
header










Meta







Haweenay 101 jirta oo ka yaabisay gaalada kadib markii sadex mar uu ku dhacay Koroona

Haweenay lagu sheegay da’deeda 101 jir kuna nool dalkaasi Talyaniga ayaa ka yaabsatey gaalada kadib markii ay laba mar hore ay ka badbaaday cudurka Koroona, haddana mar sadexaad uu cudurku ku dhacay kana badbaaday. Haweenaydan ayaa sariirta ka kicin da’deeda awgeed.



Caruuteeda iyo kuway sii dhaleen ayaa hadda sugaya inay u dabaaldegto dhalasheeda soo socota sanadka dambe. Haweenayda ayaa u soo joogtey hargabyo kale oo Yurub soo maray sida hargabkii Isbaanishka.

”Hooyadey waxa Koroona ku dhacay sadex mar sadexdii marna waa laga waayay markii dambe oo waa ay ka bogsatey ayay  tiri gabadh ay dhashay. Xataa dhaqaatiirta ayaa ka yaabay waxay ku sheegeen ad-adeyga hooyadey.



”Wuxuu markii ugu horeysay ku dhacay bishii todobaad kadibna 18 cisho ayay dhaqtarka ku jirtey, waxayna u dabaaldegtay dhalashadeedii kadibna bishii 9-aad ayuu ku dhacay weyna ka kacdey, haddana markii sadexaad ayuu ku dhacay, haddana wey ka kacday ayay raacisay gabadheeda kale.

”Haddii ay inyar fikirayaan way ku cibro qaadan lahaayeen in cudurka RABI keeno ISAGA keliyana kaa qaadi karo ayuu yiri Xuseen Warsame. Waxa looga dhigayaa cibro qaadasho laakiin hadaynti ayaa ka maqan.



Dhinaca kale awoodaha RABI waxa ka mida in wiil yar oo u dhashay dalkaasi Ustaraaliya uu jirkiisa iska difaaci karo cudurka hargabka Koroona ayadoo uunaku dhicin. Waxa wareer haystaa dhaqaatiirta dalkaasi.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...